Friday, July 18, 2025

SAWIRRO CUSUB: Dad badan oo ku dhintay Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho

Dad badan ayaa ku dhintay qarax xoog leh oo maanta ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyaya waxyaabaha ayaa wararku sheegayaan inay ku dhinteen dad ku dhow 10 qof.

Weriyeyaasha goobta tegay ayaa soo sheegay inay arkeen meydadka 4 – 6 qof, waxaana goobta laga qaaday dhaawacyo ka badan 10 kale.

DAAWO SAWIRRADII UGU DAMNBEEYAY

GOOBJOOGE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON