Friday, June 27, 2025

SAWIRRO CUSUB: Weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Dayax ee Muqdisho

Alshabaab ayaa sheegatay weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo maanta lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

Dableygii ugu dambeeyay ee ku jiray  Hotelka ayaa goor dhoweyd la dilay iyadoo lasoo gabagabeeyay howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen Hotelkaasi oo in ka badan laba saacadood u gacan galay maleeshiyo Alshabaab ah.

DAAWO SAWIRRO CUSUB

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON