Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Degmada Waaberi oo qaadatay Koobkii Degmooyinka G/Banaadir [Madaxweynaha oo Guddoonsiiyey]

Kooxda Kubadda Cagta ee degmad Waaberi ayaa sanadkii labaad noqotay horyaalka degmooyinka Gobolka Banaadir markii ay caawa Garoonka banaadir stadium uga badisay kooxda degmada Shibis ciyaartii kama dambeysta ahayd.

Madexweynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa koobka degmooyinka guddoonsiiyey kooxda Waaberi, kadib markii Ciyaarta kama dambeysta ahayd ay 1-0 uga badisay kooxda degmada Shibis, tartankii Degmooyinka Gobolka Benaadir.

Waa sanadkii labaad oo xariir ah oo ay kooxda Degmada Waaberi ku guuleysato ciyaaraha koobka degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana garoonka buux dhaafiyey taageerayaal fara badan, iyadoo ay ahayd markii labaad ee ciyaartan la qabto xilli habeen ah.

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, standing and wedding

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 11 people, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON