Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadadda laamiga ahayd ee ku burburtay qarixii weynee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska KM5 ee magaalada Muqdisho.
Jidka oo burbur weyn kasoo gaaray qaraxa isla markaana jugta qaraxa ay sababtay in qeyb weyn oo ka mida uu burburto ayaa saaka dib loo dhisayaa, iyadoo jidku xiran yahay maalintii shanaad oo ay ugu wacan tahay burburka weyn ee soo gaaray dhismayaasha iyo wadadda.
SAWIRRO
Goobjooge