Diyaaradii dowladda Qatar ee siday gurmad isugu jira Dhaqaatiir, dawo iyo Deeq Caafimaad ayaa kasoo degatay Garoonka Muqdisho.
Diyaaradan oo imaanshaheeda shalay dib loo dhiga ayay dowlada Qatar ugu talogashay inay si joogto ah u daabusho dhawacyad Qaraxii Zoobe oo la geyo dalka Suudaan, iyadoo karashka caafimaad ay bixineyso dowladda Qatar.
Diyaaradda waxaa ku diyaarsan 36 sariirood, waxaana la filayaa inay maanta iyo beri dhaawacyo u kala daabusho Muqdisho iyo Khartoum.