Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Dowladda Somaliya oo ciidamo NISA ah u sameysay maamulka Galmudug ee Caabudwaaq

Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Caabudqaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhistay ciidamo xoog leh oo noqonaya ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.

Ciidamadan oo gaaraya 114 askari, waxaa tababar loogu xiray degmada Caabudwaaq iyadoo u xaflada howlgelinta ciidamadaasi uu goobjoog ka ahaa  wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Ciidamadan ayaa loogu magac daray ciidamada NISA ee Galmudug, waxayna hoos tegi doonaan maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed.

DAAWO SAWIRRO

NISA-Caabudwaaq3

NISA-Caabudwaaq

NISA-Caabudwaaq1

NISA-Caabudwaaq2

 

NISA-Cabudwaaq

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON