Gaari lagu soo xiray miino ayaa maanta ka dhacay meel u dhow Isgoyska Jubba iyo safaaradii Talynaaiga ee Magaalada Muqdisho.
Gaariga ayaa la sheegay inuu lahaa sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda, waxaana ku dhintay qaraxa hal askari halka mid kale uu dhaawac ka soo gaaray.
Goobjooge.com