Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Gaarigii lagu Qarxiyey Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose & Burburka soo gaaray

Waxaa la helay sawirrada Gaarigii lagu Qarxiyey guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Barre, oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.

Burbur xoog leh ayaa gaaray  Gaariga guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo lagu beegsaday Guddoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha, waxaana guddoomiyaha uu sheegay inuusan wax dhaawac ah soo gaarin marka laga reebo firir yar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON