Tuesday, July 1, 2025

SAWIRRO: Howlgalkii ciidamada DANAB & PIS ee Gaalkacyo oo lagu qabtay saraakiil Alshabab ah

Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliyeed ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ka tiran Alshabaab oo uu ku jiro sarkaal u dhashay dalka Suudaan oo qaraxyada u qaabilsanaa.

Howlgalka ayay wadajir isaga kaashadeen Danab iyo ciidamada PIS-ta Puntland, waxaana uu sheegay inay soo xireen horjoogaha la qabtay oo lagu magacaabo Siciid Cabdullaahi Abubakar Al-Suudani.

DAAWO SAWIRRO

DANAB-03

DANAB-04

DANAB-05

DANAB-06

DANAB-07

DANAB-014

DANAB-01

DANAB-02

DANAB-014

DANAB-01

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON