Xafladda sanadguurada 60aad ee Midowga Yurub ayaa Muqdisho maanta dhacday iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda Federaalka.
Madaxd xafladaasi oo ka dhacday xarunta safaaradda Talynaaniga waxaa ka mid ahaa kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wasiirro badan shan oo ka mida xukuumadda.
DAAWO SAWIRRO