Tag: Midowga Yurub

Maxaa looga hadlay kulankii Danjireyaasha Dalalka Midowga Yurub & Ra’iisal Wasaare Kheyre? [Sawirro]

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay safiirrada dalalka midawga Yurub u jooga Soomaaliya. Kulankan...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Midowga Yurub oo Qeyb ka mida 42 Milyan Doolar oo lagu horumarinayo Ciidamada Booliska...

Midowga Yurub ayaa ogolaaday bixinta inta badan dhaqaale lagu taageerayo Booliska Soomaaliya oo gaaraya 42 -Milyan oo doolar, kadib shir looga hadlayey Qorshaha horumarinta...

Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday heshiis lagu taageerayo Cadaaladda [Akhriso]

Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya iyo Hay'adda UNDP ayaa kala saxiixday heshiis socon doona sanadaha 2018 ilaa 2021, kaasoo loogu tala galay in lagu hormariyo Garsoorka...

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay Dagaal Ganacsi oo dhex maray Midowga Yurub (Canshuur cusub)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuur ku soo rogayo baabuurta dalalka Midowga Yurub ee loo dhoofiyo Mareykanka. Baabuurta lagu sameeyay ama lagu...

Wasaaradda Amniga Soomaaliya & Q/Midoobay oo kala saxiixday Heshiis ku kacaya 40 Milyan oo...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Ducaale Islow ayaa heshiis la saxiixday Q/Midoobay, kaasoo dib loogu dhisayo ciidamada Booliska Soomaliya iyo kuwa...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kulan Gaara la yeeshay Madaxa Midowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Brusseals kula kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica Mogherini, isagoo ka qayb...

Midowga Yurub oo tababar Casri ah siiyay Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ]Sawirro]

Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen  ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Abaanduulaha Taakuleynta Taliska  Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...

Maxaa Nairobi ku dhex maray Safiirada Midowga Yurub iyo Yuusuf..? [Akhri Warbixinta Wasiirka]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi, danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Wasiir Yuusuf oo ah wasiir...

SAWIRRO: Ku-simaha Madaxweynaha & Wasiiradii ugu badnaa oo ka qeyb galay xuska Midowga Yurub

Xafladda sanadguurada 60aad ee Midowga Yurub ayaa Muqdisho maanta dhacday iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda sare ee dowladda Federaalka. Madaxd xafladaasi oo ka dhacday...

Midowga Yurub oo bilaabay inuu dowladda Federaalka si toos ah u siiyo Deeqaha uu...

Dowladda Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis deeq gaareysa 49 milyan Euro oo loogu talogalay waxbarashada. Heshiiskan ayaa ka dhacay safaaradda Talyaaniga ee...
European Union announces its first ever Budget Support to Somalia.

Midowga Yurub oolacag gaareysa €80 Milyan oo Euro ugu Deeqay Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha ka jira dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed...

In ka badan 6000 askar Boolis ah oo la siiyay Mushaar [Akhri cidda bixisay...

Askarta Soomaalida oo muddo dheer mushaar la;aan ahaa ayaa la siiyay qeyb ka mida mushaarkii ka maqnaa sida uu shaaciay Midowga Yurub. Safiirka cusub ee...

WARBIXIN: Itoobiya oo ku hanjabtay inay ciidameeda kala baxeyso Soomaaliya [Akhri sababta]

Saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa laga soo xigtay in dowladda Itoobiya ay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya. Wararkan oo la soo gaarsiiyay MIdowga...

Midowga Yurub oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya & Madaxweynaha oo qaabilay

Midowga Yurub oo ka mida ururada sida weyn ugu lug leh  arrimaha Soomaaliya ayaa soo safiir cusub u soo magaaabay Soomaaliya. Magacaabidda safiirka cusub Verinoque Lorenzo ayaa...

Safiirkii Midowga Yurub ee Soomaaliya: “4 sano ayaa la soo shaqeeyay Dal iyo Dad...

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii Midowga Yurub u fadhiyay Soomaaliya Michele Cervone Durso oo muddo 4 sano ah ka shaqeynayay Soomaaliya. Kulanka...

Puntland oo Wakiilkii Midowga Yurub ee Soomaaliya ku sagootisay Koofi & Cimaamad [SAWIRRO]

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sagootin u sameeyay Wakiilkii Midowga Yurub ee Soomaaliya  Michael Carvone oo ay u dhammaatay muddadii uu xilka hayay. Kulanka sagootinta...
Midowga Yurub oo hanjabaad culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

Midowga Yurub oo hanjabaad culus u jeediyay dowladda Soomaaliya, kuna baaqaya faragelin

Midowga Yurub ayaa war kulul ka soo saaray dib u dhaca ku yimid ansixinta nidaamka doorashada Soomaaliya ee 2016, isagoo sheegay in fursad weyn...

Wafdi ka socda Xukuumadda Somalia & Midowga Yurub oo dhagax dhigay Dugsi laga dhisayo...

Wafdi isugu jira wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose. Wafdiga oo...

Saraakiil milateri oo ka socda Midowga Yurub oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga iyo...

 Wasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo saraakiil kale ayaa maanta...