Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Madaafiic Qasaare ka geystay Xarunta Wasaaradda Gaadiidka, Muqdisho

Madaafiic maanta lagu weeraray xarunta wasaaradda gaadiidka ayaa geystay qasaare dhaawac saddex qof iyo gaadiid badan oo ku bas beelay.

Madaafiicdan oo ahaa hoobiyeyaal aan la aqoonsan meel laga soo riday ayaa ku habsaday goob ay gaadiidka dhigtaan shaqaalaha wasaaradda Gaadiidka, waxaana qaar kale ay ku dhaceen agagaark xaruntaasi.

DAAWO SAWIRRO

Qarax-muq

Qarax-muq1

Qarax-muq1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON