Sunday, June 22, 2025

SAWIRRO: Madaxda maamul Goboleedyada & Siyaasiyiinta ugu badnaa oo ku qulqulaya Magaalada Garowe

Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku qulqulaya madaxda isugu jirta kuwa maamul Goboleedyada, dowladda Federaalka iyo siya siyiinta mucaaradka ah.

Saaka waxaa magaalada Garowe gaaray madaxweynayaasha maamullada Puntland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed iyo Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo uu halkaasi ku soo dhoweeyay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo uu wehliyo ku xigeenkiisa.

Waxaa isla maanta magaalada Garowe gaaray wafdi ka kooban in ka badan 30 xubnood oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo xisbigiisa, waxaana kadib halkaasi isna gaaray Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo xubno la socda.

Ad

Waxaa kaloo magaalada Garowe ku sii jeeda madaxweynaha Soomaaliya oo ciidamo hordhac u ah ay saaka gaareen magaalada Garowe, waxaa kaloo hore u tegay xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha Aqalka Sare, wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan xukuumadda iyo laba aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Garowe ayaa iminka la ciirciireysa marigelinta siyaasiyiintii ugu badneyd ee Soomaali ah oo meel qura isugu yimaada, inkastoo ay siyaasad ahaan dirirsan yihiin.

- Advertisement -

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 8 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, standing, suit, shoes, wedding and outdoor

Image may contain: 7 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and suit
Image may contain: 2 people, people standing

- Advertisement -

Image may contain: 1 person

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON