Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Waare oo aan weli xilka loo caleemo saarin ayaa wafdi u hoggaamiyay magaalada Kismaayo si u uga qeyb galo shirka madaxda maamul goboleedyada, wuxuuna maanta ka dhoofay  magaalada Muqdisho oo muddooyinkii danbe uu ku sugnaa.

Waxaa garoonka Kismaayo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo madaxa maamulkiisa, iyadoo ay tahay shirkii ugu horeeyay ee madaxweyne Waare ka qeyb galo.

SAWIRRO

  

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON