Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garowe

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigii la socday ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland C/xamiid Cabdisalaan, masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda Puntland, iyo saraakiisha sare ee ciidamada Puntland.

Gaas ayaa u mahad celiyay dadkii kala duwanaa ee soo dhoweeyay ” Safarkayaga Imaaraadka waxaanu madaxda wadankaasi ka wadahadalnay arrimo la xiriira taageerada xagga nabad-gelyada, kaabayaasha dhaqaalaha, waxaana uu safarkaasi ahaa safar aad muhiim noogu ah aan rajeynayana inuu sii adkeeyo xiriirka Puntland iyo Imaaraadka Carabta ” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

DAAWO SAWIRADA:

IMG_5579IMG_5590IMG_5594IMG_5630IMG_5775IMG_5833

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON