Saturday, July 5, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Somali State Mustafe Cagjar oo Addis ku soo dhoweeyay madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Soomalida ee dalka Itoobiya SOMALI STATE ustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar)  ayaa magaalada Adis ababa ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaamiyaney.

Xubnaha soo dhoweynta ka qeyb galay waaa ka mida ahaa Guddoomiyaha xisbiga Dimoqraadiga Soomaalida Itoobiya Axmed Shidde, safiirka Itoobiya ee Soomaaliya iyo xubno kale, waxaana la sheegay inay kulan yeesheen laabda dhinac.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Mustafe Cagjar ayuu ku yiri “Waxaan Maanta kulan gaar ah la yeeshayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Wadahadal keenu wuxuu ahaa keliya Danaha Dadka Soomaaliyeed oo qura”.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON