Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland oo wafdigii ugu weynaa la tegay Itoobiya, lana kulmay Hailemariam Desalegn

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Somaliland ayaa hoggaaminaya wafdigii ugu weynaa ee taga Itoobiya oo ay  ka mid yihiin: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Ganacsiga, Warshada iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad, Wasiirka Waxbarashada iyo Seyniska Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratool, Taliyaha Ciidamada guud ee Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani, waxaana kasii horeeya Sacad Cali Shire Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo hore ugu sugnaa Itoobiya.

Kulan ay yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana la shaaciyey inay wadahadleean xiriirka labada dhinac, arrimaha xiriirka ganacsiga, Dekadda Berbera iyo xiisada Putland iyo Somaliland.

SAWIRRO

Image may contain: airplane

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: sky, tree, car and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, suit and indoorImage may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON