Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo kulan Qado sharaf ah u sameeyay Xulka Da’yarta K/Cagta ee Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wiilashada xulka Qaranka K/cagta ee Soomaaliya oo da’doodu ka yar tahay17 sano jirka.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheekeystay ciyaartoyda heerka fiican ka gaartay tartankii CECAFA ee dhowaan ka dhacay dalka Brundi, waxaana lagu maamuusay Qado sharaf, isagoo ku amaanay magaca ay u soo hooyeen umadda Soomaaliyeed.

Waxaa kaloo kulanka qadada ka qeyb galay xoghayah xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta C/qani Saciid, Wasiirka Dhalinyarada Khadiija Maxamed Diiriye iyo xubno uu ka mid yahay Siyaasiga Salaad Cali Jeelle.

Image may contain: 30 people, people smiling, people standing, people sitting and indoor

Image may contain: 15 people, people standing

Image may contain: 30 people, people smiling, people standing and indoor

Image may contain: 26 people, people standingImage may contain: 22 people, people smiling, indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON