SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe

0

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Wafdiga madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe waxaana garoonka cusub ee Garowe ku soo dhoweeyay madaxda iyo dadweynaha  Puntland ee uu horkacayo Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: one or more people and people standing