Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo si weyn loogu soo dhoweeyay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

Madaxda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay si toos ah u tegay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa garoonka magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhoweeyay  Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir, masuuliyiin iyo qeybaha bulshada, wuxuuna salaanka ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka Ahlu sunna.

Xaaf oo hore ula socday wafdigii madaxweynaha Soomaaliya ayay noqoneysaa markii ugu horeysay ee uu si rasmi ah caasimada maamulkiisa ka howl bilaabo, isagoo sheegay inuu halkaasi u tegay dhameystirka Midowga Galmudug iyo Ahlu sunna iyo isku darka maamullada iyo ciidamada.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON