Monday, October 6, 2025

SAWIRRO: Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Axmed oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhowaan la filayo inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho.

Diyaarad gaar ah ayaa wafdiga Sheekh Shariif kasoo qaaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana soo dhoweyntiisa ka qeyb galay, wasiiro, xildhibaano, iyo musharixiin kala duwan oo ay weliyaan boqolaal taageerayaal ah.

Imaanshaha Sheekh Shariif ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho waxaana  garoonka lagu arkay siyaasiyiin uu ka mid yahay wasiirkii hore ee arrimaha guduha C/qaadir Cali Cumar.

DAAWO SAWIRADDA

shariif-5shariif-7shariif-8

shariif-3shariif-9shariif-10shariif-11sheekh-shariif

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON