Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Maxaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo..? (Dadkii oo is doontay, wadooyinkiina isu furay)

Magaalada Gaalkacyo ayaa ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, iyadoo dagaalo ka dhaceen una qeybsan laba maamul, laakiin doorashadii madaxweynaha cusub maxaa ka dhacay..?

Dadweyneyihii magaalada ayaa isu soo baxay iyagoo si wadajir uga qeyb galay taageerada madaxweyne Farmaajo, farxada iyo Guushii lagu doortay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa keentay inay dadku qaadaan jidgooyo iyo dhagxaantii labada dhinac u dhaxeeyay.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON