Thursday, July 17, 2025

SAWIRRO: Ninkii falka Naxdinta leh u geytay Faaiza Cabdi oo lagu soo bandhigay Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay Ninkii ku eedaysna inuu falka naxdinta lahaa ua geytay gabadha lagu magacaabo Faaiso Cabdi Xaye.

Ninkan oo ka baxsaday magaalada Boosaaso, kadibna Garowe sii maray, kana duulay Gaalkacyo oo ku dambeeyay magaalada Kismaayo oo adeerkiis uu guddoomiye ka yahay ayaa ugu danbeyn gacanta lagu soo dhigay, waxaana la sheegay in dib loogu dhoofin doono Puntland.

Ninkan oo lagu magacaabo C/qaadirarsame Axmed (Sanka) ayaa tacadi u geytay gabadha oo xiriir ka dhaxeeyay isagoo xubinta taranka xabbad uga dhuftay, waxaana hadda lagu baxnaaninayaa Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

SAWIRRO

    

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON