Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Qarax Gaari oo ka dhacay Baar ku yaalla magaalada Muqdisho

Qasaaraha Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ugu yaraan 8 qof ay ku dhinteen qaraxa, halka 13 kale ay ku dhaawcmeen, iyadoo gaari nooca Nissan Surf ah lka dhigay Baarka hortiisa laguna qarxiyay.

Qasaaraha oo laga yaabo inuu sii kordho, iyadoo dadka qasaaraha gaaray ay  u badan yihiin dad rayid ah.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON