Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Qarax ka dhacay Guri ku yaalla magaalada Muqdisho & dad loo xiray oo…

wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad loo xiray Qarax xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay guud ahaan magaalada caasimadda.

Qaraxa ayaa ka dhacay Guri dad shacab ah leeyihiin , waxaana goobta gaaray ciidamada amniga, iyadoo la sheegay in Guriga lagu diyaarinayey qaraxa, saraakiisha ciidamada Amniga ayaa laga soo xigtay in la qabtay oo su’aalo la weydiinayo ninkii laaha Guriga Qaraxa ka dhacay iyo qofkii kireystay.

Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa hore loo sheegay in lagu diyaarinayo gudaha magaalada, waxaana socda baaritaan ku saabsan cidda qaraxa ka danbeysay iyo qaabkla loo keemay Guriga.

Image may contain: one or more people
Image may contain: one or more people and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON