Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalo ku taalla dalka Jarmalka & Qasaare ka dhashay

Qarax ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Galbeedka dalkaasi ku taalla ee Wuppertal, waxaana uu geystay qasaare kala duwan iyo burbur xoog leh.

Qaraxa ayaa la sheegay inay ku dhawacmeen 25 qof oo 5 ka mida ay xaaladoodu liidato, waxaan socda gurmad dad la sheegay inay ku xayirmeen dhismaha burburka weyn soo gaaray.

Booliska Germany ayaa sheegay inaan la ogeyn sababta qaraxa dhalisay, kaasoo ahaa mid aad u weyn oo ruxay degaanka dhismahaasi ku yaallo, iyadoo dadka degaanka ay sheegeen inay ku soo tooseen qarax aad u weyn oo argagax geliyay, iyadoo guryahooda isaga cararay,.

Detuschland Explosion in Wohnhaus in Wuppertal (picture-alliance/dpa/H. Kaiser)

Fire broke out in several different parts of the house and firefighters had trouble dousing the flames because parts of the building kept collapsing

Emergency services said on Sunday they were still trying to get the fire under control. Pictured: The damaged building 

Debris from the building fell on top of vehicles parked outside (picture-alliance/dpa/H. Kaiser)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON