Wednesday, July 16, 2025

SAWIRRO: Qaraxa is-miidaamin ah oo lagu weerarray Kolonyo ka tirsan AMISOM

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu waday ruux  is-miidaamiye ah ayaa lala  beegsaday Kolonyo ka tirsan CiidamADA AMISOM  oo marayay degaanka Weydow ee duleedka Muqdisho.

Gaariga Qaraxa loo adeegsaday ayaa haa NOAH, waxaana uu noqday mid gebi ahaan burburay oo aanay waxba ka harin, iyadoo Alshabaab ay sheegtay qaraxa, isla markaana ay sheegtay inay la beegsaday saraakiil ka tirsan Mareykanka oo la socday kolonyada AMISOM.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay oo kaliya qofkii is-miidaamiyay oo aanu jirin qasaare kale oo ka dhashay.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON