Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Qasaaraha Gaarigii lagu Qarixiyey kasoo horjeedka Hotelka Weheliye oo kordhay & Tirada dhimashada oo gaartay…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday Qarax gaari miineysan lagu fuliyey oo la dhigay ka soo horjeedka Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.

Tirada dhimashada ayaa gaartay 14 qof, iyadoo in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen Qaraxa oo ka dhacay afaafka hore ee Hotel Weheliye,  waxaana goobta saxaafadda kula hadlay Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo xaqiijiyey tirada dhimashada.

Dadka dhintay ayaa u badnaa rayid iyo dad saarnaa Mootooyinka Bajaajta, waxaan goobta laga qaaday dhimasho 6 qof ah iyo dhaawaca 21 sida ay sheegtay Hay’adda gargaarka degdega ah ee AaMin  Ambulance.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON