Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Dhagax dhigay Wado cusub oo laga dhisayo Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo laga dhisayo magaalada Muqdisho , taasoo burbur xoog leh gaaray kadib dagaaladii sokeeye.

Wadadda la dhagax dhigay ayaa ah mid muhiim ah, waxaana waddo laami ah oo marta  Liido degmada C/casiis, taasoo ay ku yallaaan ganacsiyo fara badan, laakiin burbur xoog leh uu ka muuqday.

Munaasbadda dhagax dhiga wadadda waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON