Wednesday, September 10, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare ku xigeenka cusub ee Xukuumadda oo xilkii la wareegay

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub  ee Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore  Maxamed Cumar Carte Qaalib.

Munaasabada xil wreejinta waxaa ka qeyb galay wasiiro, xildhibano iyo madax ka tirsan dowladda. Maxamed Carte ayaa u mahadceliyey dhammaan madaxdii dawladdii hore iyo Shaqaalaha lasoo shaqeeyay, wuxuuna sheegay  mudadii labada sano ahayd ee xilka  hayay qabsoomeen howlo fara badan.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Cusub Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa isna u mahadceliyey Ra’iisal wasaare ku xigeenkii hore,  wuxuna codsadayu in gacan buuxda lagu siiyo sidii uu waajibaadkiisa shaqo u gudan lahaa.

SAWIRRO

6Z0A1974IMG_1097IMG_1099

6Z0A1899

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON