Wednesday, December 2, 2020
More

    Mahdi Maxamed Guuleed

    Senator Muuse Suudi: “Mahdi Guled reer waqooyi waa naga celi waayeen, haddii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay”

    Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa dhaliil u jeediyey Ra'iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. "Dad aan dhowri...

    Mahdi Guuleed: “Farmaajo waa madaxa iyo Astaanta Qaranka, Cabdi Xaashina waa hoggaamiye Mucaarad ah..”

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo ka hor yimid inay...

    Maxay isku seegeen Wasiir Maareeye iyo Madaxweyne Farmaajo..? (Qaabkii looga reebay Golaha Wasiirada)

    Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye...

    Ra’iisal Wasaare Rooble maku guuleysan doonaa inuu iska bedelo Mahdi Guuleed..? (Dalab culus)

    Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu bedelo ku-xigeenka Ra'iisal wasaarhii...

    Ra’iisal wasaare Rooble oo xilka kala wareegaya Mahdi Guuleed (Halkee ku danbeeyay Dalabkii Xasan Kheyre?)

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka xukuumadii dhacday Mahdi Maxamed Guuleed oo madaxweyne Farmaajo sii-haye Ra'iisal wasaare u magacaabay ayaa maanta xilka Ra'iisal wasaaraha ku wareejinaya...

    Maxaa Sababay in la xiro Xafiiskii Fiiso-bixinta Turkiga ee Soomaaliya..? (Mas’uul ay lugaha la gashay)

    Mid ka mida adeegayadii ugu muhiimsanaa ee dadka Soomaaliyeed ka heli jireen Safaaradda Turkiga ee Muqdisho joogsaday, kadib markii ay saameyn ku yeelatay xaaladda...

    Xukuumadda xilka sii heysa oo Ansixisay 3 Heshiis oo waaweyn iyo 4 Guddi oo la magacaabay

    Golaha Wasiirada xukuumada xilka sii heysa ee ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeeshay kulan lagu ansixiyey 4 heshiis, laguna magacaabay Guddiyo...

    Calaamado muujinaya inuu Mahdi Guuleed u shaqeynayo sida Ra’iisal Wasaare rasmi ah (Akhriso)

    Waxaa jira caddeymo muujinaya in Ra'iisal wasaare ku xigeenkii xukuumadii u is-casilay Ra'iisal Wasaaraheeda uu isu bedelay una shaqeynayo sida Ra'iisal wasaare buuxa oo...

    Mahdi Guuleed oo kusime ahaan ku magacaabay xilkii ugu horeeyay & jago uu baabi’iyay (Akhriso)

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed oo Caawa uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Sii-hayaha xilka Ra'iisal Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabidiisii ugu horeysay. Wareegto...

    Mahdi Guuleed: Sharaf ayey ii tahay in Madaxweynaha ii magacaabo siihaye Ra’iisal wasaare”

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay xilka uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ee Ku-simaha Ra'iisal wasaaraha inta laga...

    Dowladda Somalia oo War kasoo saartay Dib u dhigista Dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo mar kale ay dib...

    Ra’iisal wasaare Kheyre & ku-xigeenkiisa oo Hambalyo ah u diray Puntland.

    Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo ku xigeenkiisa Mahdi Maxamed Guuleed ayaa farriimo hambalyo ah u diray maamulka Puntland oo maanta...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...