Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa ka furmay magaalada Addis ababa ee dalak Itoobiya, iyadoo ay ka qeyb madaxweynayaasha dalka IGAD.
Shirka oo soconaya muddo hal maalin ah waxaa looga hadlaya xaaladda dalka Koonfurta Suudaan iyo xiisadda ka taagan iyo qodobo kale oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shirka jeediyay warbixinta Soomaaliya iyo dadaalka dowladiisu ugu jirto inay doorasho ka dhacdo aakhirka sanadkan.
DAAWO SAWIRRO
GOOBJOOGE.COM