Thursday, July 3, 2025

SAWIRRO: Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka furmay Magaalada Garowe

Shirka madaxda maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Shirkan oo ay ka qeyb galayaan afar ka mida madaxweynayaasha afarta maamul Goboleed ee Puntland, Galmudug, K/Galbeed iyo Jubbaland ayaa waxaa ka baaqsaday madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiye ku xigeen ka ahaa Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada markii uu heshiis la galay dowladda Federaalka.

Arrimaha ugu weyn ee shirkan looga hadlayo ayaa ah khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka.

Image may contain: 2 peopleImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people

Image may contain: 3 people

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON