Wednesday, July 16, 2025

SAWIRRO: Sida looga Ciiday Muqdisho (Ra’iisal wasaaraha & Wasiiro shacabka kula tukaday Masjidka Isbaheysiga)

Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga ciiday maanta maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo salaadii ciida lagu tukaday Masaajidda waaweyn ee caasimadda, waxayna ka duwaneyd ciidul fitriga oo dhammaan wadooyinka magaalada ay xirnaayeen.

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga islaamka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ku wehliyey wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Guud ahaan magaalada ayaa laga dareemayaa jawi nabadeed iyo damaashaad, waxayna dadweynuhu ku mashquulsanaayeen gowraca xoolaha UDXIYADDA oo ciidani ay caan ku tahay, iyadoo loo damaashaad tagay goobaha nasahada iyo Daarusalaam City.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON