Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Sidee Muqdisho loogu soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.?

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho oo socdaal shaqo dhowr maalmood ah ku tegay halkaasi.

Waxaa Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan Labada gole ee dowladda Federaalka oo ay hor kacayaan Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka Amniga Mohamed Ducaale Islow.

Axmed Madoobe ayaa ka mahad celiyay sida loosoo dhaweeyay, wuxuuna sheegay inuusan marti ahayn, wuxuuna ntaas ku daray Madaxweynahu in shaqada uu halkan u yimid uu guda gali doono isla markana uu rajaynayo in wax walba laga wada hadli doono.

Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 5 people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON