Qeyb kale oo ka mida Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Diyaarad siday 45 qof oo Mareykanka laga soo tarxiilay isla markaana ay wadeen saraakiil Mareykan ah ayaa lagu soo daadiyay garoonka Muqdisho, waxaana si qasab ah looga soo qaaday Mareykanka iyagoo gacmaha ka xiran.
Dadkan ayaa markii la keenay garoonka Muqdisho sheegay inaysan cidna ka garaneyn magaalada oo muddo hore ugu dambeysay, qaarkoodna aysan cidna u joogin magaalada.
Ad
DAAWO SAWIRRO
- Advertisement -
Warar Xul ah