Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh Xasan.

Xaflada xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), waxaana goobta ka hadlay labada taliye ee xilalka ku kala wareegay iyo wasiirka.

Taliyaha cusub  ee Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa hore xilkan usoo qabtay iyadoo markaasi looga qaaday sida la sheegay xil gudasho la’aan.

SAWIRRO


 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON