Friday, July 4, 2025

SAWIRRO: Wafdigii Madaxda Dowladda Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Jabuuti

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdish, iyagoo kusii jeeda dalka Jabuuti.

Wafdigan ayaa dalka Jabuuti uga qeyb geli doona wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo ay soo qabanqaabisay Dowladda Mareykanka, ayna hoggaamineyso dowladda Jabuuti, halka ay goobjoog ka tahay Itoobiya.

Madaxweynaha Madaxweynaha waxaa ka mida guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha, wasiiro iyo xubno kale.

AKHRISO: Liiska Madaxda Soomaaliya ee ka qeyb galeysa shirka Jabuuti ee Somalia iyo Somaliland

Image
Image
Image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON