Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa waxaa garoonka Abu Dhabi ku soo dhoweeyay Wasiirka tamarta iyo warshadaha ee Imaaraadka Suheyl Almasruuci, waxayna booqashada qaadan doontaa muddo laba maalmood ah oo ay la kulmi doonaan madaxda Imaaraadka Carabta.
DAAWO SAWIRRO