Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Wafdigii Ra’iisal Wasaare Kheyre oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Adis ababa

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxay ka qeybgeli doonaan shir madaxeedka IGAD ee arrimaha Koonfurta Suudaan kadib markii uu ka cudurdaartay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON