Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Wasiir Sabriye ayaa kulan gaara xarunta Madaxtooyada kula leh Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa xukuumadda Galmudug, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan doorashada maamulkaasi iyo xilliga ay dhaceyso iyo dhaqaale ay dowladda Federaalka ka jaratay maamulkaasi.
DAAWO SAWIRRADA







