Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Xafladda Caleema-saarka madaxweynaha Galmudug & Madaxda ku sugan

Xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka bilaabatay magaalada Cadaado.

Xafladdan oo ay ka qeybgalayaan madaxda maamulada dalka, Wakiilada Beesha caalamka iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa la sheegay in la sugayo madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow gaari doono Cadaado.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON