Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Xafladii furitaanka Saldhigga milateriga Muqdisho oo bilaabatay & Madax sare oo gaartay

Munaasbadda furitaanka Saldhiga milateri ee Turkiga ayaa bilaabatay, iyadoo ay halkaasi gaareen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkiga.

Taliyeyasha ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku sugan saldhigga  oo ku yaalla duleedka Muqdisho, waxaana goor dhow gaaray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Furitaanka xafladda ayaa lagu waday inuu furo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo ka baaqday, waxaana saldhigga xariga ka jaraya Ra’iisal wasaare Kheyre.

SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON