Tuesday, July 15, 2025

SAWIRRO: Xaruntii Degmada Hodon oo Qarax lagu burburiyey (Degmadii labaad oo lagu qarxiyey 10 Maalmood..)

Xarunta degmada Hodon ayaa maanta lagu qaaday qarax is-miidamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ah.

Muuqaalladii ugu horeeyay ee laga helay xarunta degmada Hodon ayaa muujinaya inuu gaaray burbur xoog leh oo gebi ahaan baab’iyey xafiisyadii iyo xaruntii degmadaa Hodon, waxaana burbur gaaray dhismooyinka ku dhowaa degmada iyadoo burburka goobta ka muuqda uu yahay mid la mida ama ka weyn kii ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON