Wednesday, July 2, 2025

SAWIRRO: Xildhibaannada wada Mooshinka Jawaari oo kulan dhoolatus ah qabtay & Dhammaan Wasiiradii oo xaadiray

Xildhibaanada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulan Qado ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kusoo bandhigay cududdooda.

Kulankan oo ahaa bandhig ayaa la isku khilaafay tirada ka qeyb gashay, iyadoo wasiiro iyo xildhibaanno kale oo kulanka ku sugan uu midba tiro sheegay sida; 190, 170, 197, 195 iyo tirooyin kale oo aan fadhin.

Waxaa Xusid mudan iyo dhammaan xildhibaannada wasiirada ah ay ka soo muuqdeen kulankaasi, iyadoo mooshinka Jawaari uu ku socdo inuu isu bedelo cudud muujin iyo dhoolatus, kadib markii uu guddoomiye Jawaari uu dalbaday in mooshinkiisa la guda galo.

Xubnaha kulanka ka qeyb galay ayaa saxaafadda la hadlay iyagoo guddoomiyaha Baarlamaanka ug baaqay inuu is casilo. Kulankan ayaa dad badan soo xusuusiyey dhoolatuskii a sameeyeen xildhibaannadii taageersanaa madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo la ogaa sidii ay u dhacday Doorashada.

Image may contain: 2 people, including Jaamac Maxamuud Diiriye, people smiling

Image may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: 2 people, including Jaamac Maxamuud Diiriye, people smiling

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON