Ciidamada Booliska iyo nabadsugidda (NISA) ayaa howlo samafal ah oo loogu gargaarayo dadka abaaruhu soo barakiciyeen ka fuliyay duleedka Muqdisho.
Waxaa la arkayay saraakiil ka tirsan Booliska iyo Nabadsugidda garabkooda ku daabulaya raashin ay u qeybinayeen dadka soo barakacay.
Sawirro aan idin soo xulnay hoos ka daawo
BOOLISKA
Goobjooge.com