Friday, June 27, 2025

Saxafiyiin ku dhintay iyo Qaar ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho [Akhriso Magacyada]

Qaraxii qaasaraaha weyn dhaliyay ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday mid ka mida saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho.

Allaha u naxarisitee Sawirqaade oo lagu magacaabi jiray Cali Nuur Siyaad ayaa ka mid ah dadka faraha badnaa ku geeriyooday qaraxa, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay afar wariye oo dhawaciisu ugu culus yahay C/qaadir Maxamed Cabdulle (C/qaadir Ok) oo ahaa weriyihii VOA-da Laanta Afka Soomaaliga ee Muqdisho.

Weriyeyasha kale ee ku dhaawacmay qaraxa waxaa ka mida: C/qani ALI Aaden & Axmed Haadi oo ka mida weriyeyaasha ka howlgal Goobjoog Media. Maxamed Cumar Baakaay ayaa isna dhaawac fudud ka soo gaaray qaraxa.

SAWIRRO

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON