Monday, June 23, 2025

Senator Muuse Suudi: “Mahdi Guled reer waqooyi waa naga celi waayeen, haddii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay”

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa dhaliil u jeediyey Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

“Dad aan dhowri jiray ayaa jira oo ka xishoon jirin.. Dadka hadday Guul-wadayaashooda kaa ceshan waayaan ijaafada iyagey gaareysaa… Mahdi Guuleed reer waqooyi waa naga celi waayeen.., haddii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay, had iyo goor inaan dhowrno afsoomaali maaha…” ayuu yiri Senator Muuse Suudi.

Wuxuu soo qaaday Agaasimaha Hay’adda NISA isagoo sheegay inuu dhibaato ka wado dalka. “Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen waxa dalkeena ku ciyaaro waa isagaa la leeyahay, labadaba maa Waa Farmaajo oo jecel in eeda laga qaado” ayuu yiri Muuse Suudi oo ka .hadlayey xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho.

Ad

Wuxuu si kulul uga hadlay Muuse Suudi xaalada magaalada Muqdisho, sida canshuurteeda loogu nool yahay oo aan waxba dadkeena loogu qaban iyo maqaam la’aanta heysata.

Muuse Suudi

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON