Sheekh Xasan Yacquub oo ka mida madaxda ururka Alshabaab ayaa si kulul uga hadlay doorashada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wuxuu sheegay inuusan waxba ka duwaneyn kuwii isaga ka horeeyay, balse uu ka shar badan yahay, wuxuun ku tilmaamay nin aya gaalo soo sameysatay.
Sheekh Xasan Yacquub ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ku sheegay in lagu bartay 7 bilood oo uu madax ahaa oo uu sheegay in Soomaalidu ku baratay gaalo jaceylkiisa.
DHAGEYSO
Goobjooge.com