Monday, July 14, 2025

Shan Dal oo Gargaar caafimaad ugu yaboohay Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho [Akhriso]

Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay shan dal oo ku yaboobay gargaar caafimaad, kuwaasoo soo diraya gargaar kala duwan oo caafimaad

Turkiga, Kenya, Ethiopia, Djibouti iyo Qatar oo ballanqaaday gargaar caafimaad oo ku wajahan Soomaalida ku dhaawacantay weerarkii 14-kii Oktoobar ka dhacay magaalada Muqdisho.

Turkiga ayaa ugu horeeya oo isla xalay diyaarad siday gargaar caafimaad iyo dhaqaatiir soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyadoo maantana lagu wado in ku dhowaad 30 qof oo dhaawacoodu culus yahay loo duuliyo dalka Turkiga.

Dowladaha waaweyn, ururrada caalamiga ah iyo urur goboleedyada ayaa dhammaantood cambaareyn, tacsi iyo dhambaallo u soo diray dowladda Soomaaliya, iyadoo qaraxa ka dhacay Muqdisho uu ka mid noqday kuwii ugu waaweynaa dunida ee qasaare intaas la eg geysta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON